(Daawo Sawirro) Madaxweyne Muuse Biixi oo Addis ababa kula kulmay Raisul Wasaaraha Itoobiya

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya. Socdaalkiisa ayaa la sheegay inuu ka dambeeyey martiqaad uu ka helay Ra’iisul Wasaare Hailemariam Desalegn. Muuse Biixi oo ay safarkiisa ku wehliyeen xubno Wasiiro ah ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Bole loogu sameeyay soo dhoweyn sare, waxaana kaga hortagay Wasiirka Arrimaha … Continue reading (Daawo Sawirro) Madaxweyne Muuse Biixi oo Addis ababa kula kulmay Raisul Wasaaraha Itoobiya